انا لله وانا اليه راجعون

Gudoomiyaha, Ku Xigeenada Gudoomiyaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacada Benadir waxee Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyskii uu kabaxay marxuum Abukar Osman Hussein (Abuukarey)  oo kamid ahaa shaqaalaha Jaamacadda Benadir.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Innagana sabar iyo iimaan naga siiyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

4 × 2 =