2020

Year

Jaamacadda Benadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilowday maanta Wejigii koowaad ee imtixaanka ogolaanshaha ama Qubuulka ee Jaamacadaas sanad dugsiyeedka 2020-2021 kaasoo ay u fariisteen sanadkan arday fara badan oo ka soo baxday dugsiyada sare ee dalka. Diiwaan hayaha guud ee Jaamacadda Benaadir Eng. Ismaaciil C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in Jaamacadda ay sanadkan ay...
Read More
Kulliydda Dhaqaalaha iyo Maamulka Ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta soo abaabushay kulan Qur’an Akhris iyo duco oo logu ducaynaayay geeridii ku timid Hormuudkii Hore Dr.Ahmed Mohamed Dahir(Ahmed Tall) iyo Ardadii ku dhimatay Qaraxii Ex Control ee Sanadkii tagay 2019 Kulankaan ayaa kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Jaamcadda Dr.Mohamed Mohamuud (Biday) Gudoomiya ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada...
Read More
Jaamacadda Karolinski ayadoo la kaashaneysa jaamacado kala duwan sida Makerere (Uganda), Kinshasa School of Public Health (DRC) iyo Jaamacadda Benadir (Somalia) ayay waxay fursad u siineysaa seddexda dalba in ay ka faa’iideytaan Tababar heer sare oo lagu dhisayo kartida (Capacity) kaadiriinta kala duwan ee dalakaas si loo xaqiijiyo ka miro dhallinta higsihha “yoolalka horumarka waara...
Read More
Areyda kulliyadda Cilmiga Dhulka iyo Deegaanka oo Tababar ku qaadanayaan laababka kulliyadda oo kala ah Site Investigation lab iyo Water quality lab
Read More