Month: August 2020

kulan duco iyo qur’an akhris

Kulliydda Dhaqaalaha iyo Maamulka Ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta soo abaabushay kulan Qur’an Akhris iyo duco oo logu ducaynaayay geeridii ku timid Hormuudkii Hore Dr.Ahmed Mohamed Dahir(Ahmed Tall) iyo Ardadii ku dhimatay Qaraxii Ex Control ee Sanadkii tagay 2019 Kulankaan ayaa kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Jaamcadda Dr.Mohamed Mohamuud (Biday) Gudoomiya ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada […]

Read More