Month: March 2021

INNAALILAHA WA INNAA ILEYHI RAAJICUN (TACSI)

إنا لله وانا اليه راجعون. Guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeennada, hormuudyada, maamulka, macallimiinta iyo ardayda Jaamacada Benaadir waxa ay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada, qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Prof Ahmed M Warfaa oo ahaa Gudoomiyaha Jaamacadda Zamzam oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxa ayna Alle […]

Read More