August 23, 2021

Day

Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ayaa maanta difaacday Buuga qalin-jibinta dufacada 5aad oo ka kooban lixdaan qeybood.   Business Administration Banking and Finance Procurement and Logistics Management Economics Accounting Public Administration   Waxaa Difaacashada Buuga kasoo qeyb galeen Maamulka jaamacadda, hormuudka Kulliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha iyo maclimiin.            
Read More