September 2021

Month

Gudoomiyaha, Ku Xigeenada Gudoomiyaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacada Benadir waxee Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyskii uu kabaxay marxuum Abukar Osman Hussein (Abuukarey)  oo kamid ahaa shaqaalaha Jaamacadda Benadir. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Innagana sabar iyo iimaan naga siiyo.
Read More
Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Afrika (AAU) Prof. Dr. Bakri Cusmaan Saciid iyo Wafdi oo hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho isaga oo kulamo la qaatay guddoomiyaha iyo kuxigeenka jaamacadda. Guddoomiye Bakri ayaa kormeeray qaar kamid ah kulliyadaha jaamcadda isaga oo u kuurgalay nidaamka waxbarasho ee jaamacadda iyo horumarrada ay muddooyinkii...
Read More
Maanta oo Talaada Taariikhduna ku beegantahay 14-9-2021 waxaa Hoolka Shirarka kambaska Prof. Ibrahim Addow lagu qabtay aqoon kororsi ciwaankiisu ahaa (Hogaaminta Hay’adeed iyo Hormarinta awooda xirfadeed) waxaana kasoo qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda Benadir. Workshoopka ayaa waxaa soo jeedinaayay Dr. Abdullahi Mohamed Elmi.  
Read More
Maamulka Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka ee Jaamacadda Benadir (faculty of sharia &law) waxa uu uhambalyeynayaa Ardayda ka gashay kaalimaha Kuliyadda sanadka 2020-2021, Ardaydaas  oo kaalimaha ukala gashay sida tan:  
Read More
Dufcada  8aad ee Kulliyadda Xannaanada xoolaha ayaa maanta difaacday Buuga Qalinjabinta. Difaacashada buugga ayaa waxey kadhacday hoolka weyn ee kambaska Prof. Ibrahim Addow sido kale waxaa kasoo qeyb galeen Maamulka Jaamacadda iyo Maamulka kulliyadda xanaanada xoolaha.
Read More
Maanta oo Khamiis ah Taariikhduna ku beegantahay 02/09/2021 waxaa hoolka Prof. Ibrahim Addow ee Jaamacadda Benaadir ku difaacday buugaagta qalinjebinta dufcada 8aad ee Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka, waxaana daah furay barnamijka hormuudka Kulliyadda ahna gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda Benadir, sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay madaxda iyo macalimiinta Kuliyadda Shareecada iyo...
Read More
Ardayda Dufcada 5aad ee Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics ayaa Xaflad Sagootin ah usameyeen Maamulka iyo Maclimiinta  Kulliyadda. Halkaas oo ay ku gudoonsiyeen Shahaado Sharaf Maamulka Kulliyadda iyo Maclimiinta. Maamulka iyo Maclimiinta ayaa dardaaran iyo Dhiira gilin usoo jeediyay ardayda Sanadkaan ka qalin jibisay Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics.
Read More
Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad iyo 18aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 2aad ee 2020 – 2021 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahin arday ku dayasho mudan. Sidoo kale Maamulka waxey...
Read More
Difaacashada buuga qalin jibinta dufcada 3aad ee Kulliyadda Culuumta Dhulka iyo Bey’ada ayaa maanta lagu qabtay hoolka Prof. Addow. Sido kale waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Kulliyadda, Maclimiinta Kulliyadda iyo Waalidiin.
Read More

Join Special Event
Accounting Open House
Get real experience in our campus
start in 16 August 2020


Click to see more