Day: September 2, 2021

Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka.

Maanta oo Khamiis ah Taariikhduna ku beegantahay 02/09/2021 waxaa hoolka Prof. Ibrahim Addow ee Jaamacadda Benaadir ku difaacday buugaagta qalinjebinta dufcada 8aad ee Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka, waxaana daah furay barnamijka hormuudka Kulliyadda ahna gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda Benadir, sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay madaxda iyo macalimiinta Kuliyadda Shareecada iyo […]

Read More

Sagootinta ardayda dufcadda 5aad ee qeybta Procurement & logistics.

Ardayda Dufcada 5aad ee Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics ayaa Xaflad Sagootin ah usameyeen Maamulka iyo Maclimiinta  Kulliyadda. Halkaas oo ay ku gudoonsiyeen Shahaado Sharaf Maamulka Kulliyadda iyo Maclimiinta. Maamulka iyo Maclimiinta ayaa dardaaran iyo Dhiira gilin usoo jeediyay ardayda Sanadkaan ka qalin jibisay Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics.

Read More

Ardayda ugu sareysa Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada ee Semester-ka 2aad ee 2020 – 2021

Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad iyo 18aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 2aad ee 2020 – 2021 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahin arday ku dayasho mudan. Sidoo kale Maamulka waxey […]

Read More