Day: September 19, 2021

Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Afrika (AAU) oo booqasho ku yimid xarunta jaamacadda Benadir.

Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Afrika (AAU) Prof. Dr. Bakri Cusmaan Saciid iyo Wafdi oo hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho isaga oo kulamo la qaatay guddoomiyaha iyo kuxigeenka jaamacadda. Guddoomiye Bakri ayaa kormeeray qaar kamid ah kulliyadaha jaamcadda isaga oo u kuurgalay nidaamka waxbarasho ee jaamacadda iyo horumarrada ay muddooyinkii […]

Read More