Day: September 26, 2021

انا لله وانا اليه راجعون

Gudoomiyaha, Ku Xigeenada Gudoomiyaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacada Benadir waxee Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyskii uu kabaxay marxuum Abukar Osman Hussein (Abuukarey)  oo kamid ahaa shaqaalaha Jaamacadda Benadir. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Innagana sabar iyo iimaan naga siiyo.

Read More