Waxaan lagu qabtay Hoolka Prof. Addow Kambas ee Jaamacadda Benadir seminaar ay iska kaashadeen qeybta daraasaadka sare ee Jaamacada Benadir iyo Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle, kaasoo ku saabsanaa cudurka Soomaalidu taqaano Laabjeexa, (Gastroesophageal Reflux Disease -GERD), waxaana ka faa’iideystay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Kuliyadda Caafimaadka Jaamacadda Benadir. Laabjeexa waa cudur...Read More
Arday ka kala socotay Jaamacadaha Benadir, Muqdisho iyo Ummada ayaa seminaar loogu soo gebagebeeyey Kambaska Prof ibrahim Addow ee Jaamacadda Benadir kaasoo lagu baranayey Mowduuc cinwaankiisu ahaa (Miraha Nabada iyo dib u hishiisiinta xaaladaha Dagaalada) Seminaarkan oo socday muddo shan cisho ah ayaa waxaa casharo ka bixinayey Dr. Yusuf Shiikh Omar oo ka tirsan aqoonyahanada...Read More
Jaamacadda Benadir iyo dhigeeda Ondokuz Mayıs Üniversitesi ee dalka (Turkey) ayaa isla gaaray Heshiis isfaham ka dib wadahadal khadka fogaan arraga (Zoom) ku dhexmaray Mas’uuliyiinta sare ee labada Jaamacadood. Wadahadalkan Waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Max’uud Xassan (Biday) iyo dhigiisa Jaamacadda Ondokuz Mayıs ee dalka Turkiga Prof. Dr. Yavuz Ünal iyo...Read More
Recent Comments