2021

Year

Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ayaa maanta difaacday Buuga qalin-jibinta dufacada 5aad oo ka kooban lixdaan qeybood.   Business Administration Banking and Finance Procurement and Logistics Management Economics Accounting Public Administration   Waxaa Difaacashada Buuga kasoo qeyb galeen Maamulka jaamacadda, hormuudka Kulliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha iyo maclimiin.            
Read More
Hambalyo Gudoomiyaha ,Gudoomye kuxigeenada, Hormuudyada, Maclimiinta, Ardayda Jaamacadda Benadir waxay hambalyo udirayaan Masuuliinta loo magacaabay Agaasimayaasha kala duwan ee wasaarada xanaanada xoolaha ee dowlad gobaleedka Puntland.     Sharmarke Abdullahi Duale oo loo magacaabay  Agaasimaha qorsheynta ee wasaarada xanaada xoolaha ee dowlad gobaleeda Puntland. Mohamed Fuad Warsame oo loo magacaabay Agaasimaha waaxda Shaqada, Shaqaalaha iyo...
Read More
Ardayda kulliyadda Injineeriyada qeybaheeda kala duwan, (Civil Engineering iyo Electrical Electronic Engineering) dufcadda 13aad ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta buugooda qalin jabinta ku difaacday hoolka xarunta Prof. Ibrahim Addow. Difaacashada waxaa kasoo qeyb galay xubnaha sare ee kulliyadda injineeriyada.  
Read More
Madax katirsan Jaamacadda Benadir oo booqasho shaqo ku jooga Dowlad goboleedka Galmudug
Read More
Apply now to Managing Innovation for Sustainable Health-   A training programme for managers in the health sectors in the Democratic republic of Congo, Uganda and Somalia Online, 20% speed, English, September 2021 – June 2022   Are you a manager working in an organization crucial to the health care delivery in DRC, Somalia or...
Read More
Benadir University Institute of Research and Development(BIRD)  ____________________________________________________ Benadir University Institute of Research and Development (BIRD): is a brainchild of Benadir University (BU) in Mogadishu, Somalia – The institute culminates the decades of efforts in the furtherance of the research mission & vision of BU. Right from the actualization of postgraduate programs, the founders of...
Read More
إنا لله وانا اليه راجعون. Guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeennada, hormuudyada, maamulka, macallimiinta iyo ardayda Jaamacada Benaadir waxa ay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan bahda waxbarashada, qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Prof Ahmed M Warfaa oo ahaa Gudoomiyaha Jaamacadda Zamzam oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxa ayna Alle...
Read More
انا لله وانا اليه راجعون Guddoomiyaha Jaamacadda, Guddoomiye ku xigeennada, Hormuudyada, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacada Benaadir waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay macallin Cabdiwahaab Aadan Diiriye oo ka mid ahaa macalimiinta Jaamacada oo maanta ku geeriyooday magaalada Mogadishu. Waxay Alla uga baryayaan in uu marxuumka Jannadii Fardowso ka waraabiyo. ا
Read More
1 2 3

Join Special Event
Accounting Open House
Get real experience in our campus
start in 16 August 2020


Click to see more