Maamulka Kulliyadda Shareecadda iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Benadir (Faculty of Sharia and Law ) waxa uu uhambalyeynayaa Ardayda ka gashay Kaalimaha Kulliyadda sanadka 2021-2022, Ardadaas oo u kala gashay sida tan:Read More
Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad ,18aad iyo 19aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 1aad ee 2021 – 2022 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahiin arday ku dayasho mudan. Sidoo kale Maamulka...Read More
Maamulka sare ee Jaamacadda Benaadir waxaa uu ogeysiinayaa Ardayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in Jaamacaddu ka guurtay xaruntii dhexe ee ay ku laheyd nawaaxiga Zoope (Dhabarka dambe ee Ex-Hotel Amiira) oo sanadaha badan ay ku shaqeyneysay. Jaamacadda ayaa degtay xarun cusub oo kaabiga ku heysa Kambaska Prof. Caddow ee isla Jaamacadda oo ku...Read More
Recent Comments