CASUUMAAD Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan Cudurada ku dhaca Geella Soomaaliya. Dhamaan aqoonyahanada iyo bulshadda Soomaaliyeed waxaa lagu casuumeyaa in aad nagala soo qeybgashaan bandhiga Buugaan Si aad ugu faaideysato bandhiga quruxda badan fadlan kasoo qeybgalkaagu waa inoo muhiim Waxii faahfaahin ah kala soo xariir Telphone...Read More
Recent Comments