Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed M “Biday” iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa uga qeeyb galay kulan soo dhaweeyn ah Safaarada Sweden ee Kampala-Uganda. Gudoomiyaha ayaa kulamo horudhac ah la yeeshay Gudoomiyaha Jaamacada Karolinska ee Dalka Sweden iyo Xubnaha ka socday Jaamacadda Makareere ee dalka Uganda. Gudoomiye ayaa kulamo gooni gooni ah la qaadan doono...Read More
Recent Comments