September 2022

Month

OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHO Kulliyadda Sharia and Law ee Jaamacadda Benadir waxa ay ogeysiineysaa bulshada soomaaliyeed ee jecel barashadda Kulliyadda shareecadda in Kulliyadda idin heyso deeq waxbarasho. Shuruudaha qofka soo dalbanay deeqda wax barasho waxaa  laga rabaa : In uu heysto shahaado dugsi sare ama shahaado machad la ga aqoonsanyahay wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare....
Read More
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed Mahamud Hassan (Biday) iyo Xiriiriyaha Dugsiga Takhasuska Mr. Ali Adan Hassan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Jaamacadda Çankırı Karatekin. Prof. Dr. Hüsseyin ODABAŞ oo ah Gudoomiye ku xigeenka ÇAKÜ (Vice Rector) ayaa la wadaagay Gudoomiyaha JB in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay maanta soo booqdaan ÇAKÜ....
Read More