OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHO Kulliyadda Sharia and Law ee Jaamacadda Benadir waxa ay ogeysiineysaa bulshada soomaaliyeed ee jecel barashadda Kulliyadda shareecadda in Kulliyadda idin heyso deeq waxbarasho. Shuruudaha qofka soo dalbanay deeqda wax barasho waxaa laga rabaa : In uu heysto shahaado dugsi sare ama shahaado machad la ga aqoonsanyahay wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare....Read More
Recent Comments