Tacsiyo
انا لله وانا اليه راجعون Guddoomiyaha Jaamacadda, Guddoomiye ku xigeennada, Hormuudyada, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacada Benaadir waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay macallin Cabdiwahaab Aadan Diiriye oo ka mid ahaa macalimiinta Jaamacada oo maanta ku geeriyooday magaalada Mogadishu. Waxay Alla uga baryayaan in uu marxuumka Jannadii Fardowso ka waraabiyo. ا
FURITAANKA IMTIXAANKA SOO GALITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2020-2021 EE JAAMACADDA BENADIR
Jaamacadda Benadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilowday maanta Wejigii koowaad ee imtixaanka ogolaanshaha ama Qubuulka ee Jaamacadaas sanad dugsiyeedka 2020-2021 kaasoo ay u fariisteen sanadkan arday fara badan oo ka soo baxday dugsiyada sare ee dalka. Diiwaan hayaha guud ee Jaamacadda Benaadir Eng. Ismaaciil C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in Jaamacadda ay sanadkan ay iska diiwaan geliyeen arday fara badan oo uu xusay iney soo dalbadeen 12-ka kuliyadood ee [...]
kulan duco iyo qur’an akhris
Kulliydda Dhaqaalaha iyo Maamulka Ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta soo abaabushay kulan Qur'an Akhris iyo duco oo logu ducaynaayay geeridii ku timid Hormuudkii Hore Dr.Ahmed Mohamed Dahir(Ahmed Tall) iyo Ardadii ku dhimatay Qaraxii Ex Control ee Sanadkii tagay 2019 Kulankaan ayaa kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Jaamcadda Dr.Mohamed Mohamuud (Biday) Gudoomiya ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Dr.Abdirahman Hassan Omer Gudoomiya ku xigeenka Qorshaynta iyo Hormarinta Prof.Jaylani Kasim Hormudka Arimaha Ardayda Eng [...]
Fursad Deeq Waxbarasho
Jaamacadda Karolinski ayadoo la kaashaneysa jaamacado kala duwan sida Makerere (Uganda), Kinshasa School of Public Health (DRC) iyo Jaamacadda Benadir (Somalia) ayay waxay fursad u siineysaa seddexda dalba in ay ka faa’iideytaan Tababar heer sare oo lagu dhisayo kartida (Capacity) kaadiriinta kala duwan ee dalakaas si loo xaqiijiyo ka miro dhallinta higsihha “yoolalka horumarka waara ee 2030” ee loo yaqaan “Sustainable Development Goals (SDGs)”. Hadab tababarkaas oo socondoona mudo hal [...]
Ardeyda Kuliyadda Dhulka iyo Deegaanka oo Tobabar utagay laababka kala duwn ee kuliyadda
Areyda kulliyadda Cilmiga Dhulka iyo Deegaanka oo Tababar ku qaadanayaan laababka kulliyadda oo kala ah Site Investigation lab iyo Water quality lab
13 CONVOCATION CEREMONY 2018-2019
Boqolaal arday ka aflaxday Jaamacadda Benaadir oo shahaadooyin la gudoonsiiyey Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey boqolaal arday oo ka qelin jebiyay 10 ka mid ah 11 kuliyadood ee ay ka kooban tahay Jaamacadda Benaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Xafladan oo si weyn loo soo qaban-qaabiyey ayaa waxaa ka qeyb galay Masuuliyiin, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan goleyaasha Xukuumada iyo Baarlamanka Somalia, Madaxda Jaamacadaha kale qaarkood qeybaha kala [...]
Gudigga Maamulka Jamacadda Benadir oo Kulan yeelashay Xarunta Jamacadda ee Zobe, maanta oo taariikhda tahay 15-May-2019,
Gudiga maamulka Jaamacadda Benaadir oo Maanta Kulan ku yeeshay xarunta Jaamacada Benadir ee Zobe. Kulanka waxaa Shir gudoominaayey Rector ka Jamacadda Benadir Professor Dr. Mohamed Mohamud Bidey. waxaana kasoo qeeb galay Dhamaan xubnaha Gudiga Maamulka Jaammacadda Benadir.
BU Delegation visits Simad University Campus
BU Delegation led by Professor Dr. Mohamed Mohamud Bidey, the Rector of BU paid short visit to the Simad University Campus. The delegation was welcomed by the admin of SU led by Mr. Dahir Arab the Rector of SU. The delegation were shown different facilities and centers of SU
Benadir University Participates in the Data Analysis and Visualization Workshop held in Hargeisa on 28 to 31 January 2019 organized by SOMALIREN in collaboration with the Carpentries, a Community Project dedicated to Research and Technology
Two Senior Lecturers from the faculty of Computer Science and IT of Benadir University have taken part in the Proceedings of the Data Analysis and Visualization Workshop held Hargeisa on 28th to 31st December 2019. The Seminar was jointly organized by Somali Research and Education Network (SOMALIREN) and The Carpentries Community Group Who sent the Workshop Instructors from Netherlands, Namibia and Ethiopia. Participants from the SOMALIREN Member Institutions have been [...]
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!
What do successful grads think you should study?
Learn to think smart. Etiam consectetur odio erat, quis mattis leo vestibulum non. Fusce ex ligula, tristique quis finibus sed, placerat sed libero. Phasellus convallis, sem ac tristique interdum, purus purus vehicula quam, ut fermentum sem orci in est. Aliquam leo purus, iaculis non condimentum hendrerit, vestibulum quis tortor. Vestibulum quis viverra felis. Vestibulum elementum magna ut diam placerat, in venenatis est egestas. Vivamus at libero auctor, ullamcorper libero [...]
Former student discusses success in the fashion industry
My success is no accident. Etiam consectetur odio erat, quis mattis leo vestibulum non. Fusce ex ligula, tristique quis finibus sed, placerat sed libero. Phasellus convallis, sem ac tristique interdum, purus purus vehicula quam, ut fermentum sem orci in est. Aliquam leo purus, iaculis non condimentum hendrerit, vestibulum quis tortor. Vestibulum quis viverra felis. Vestibulum elementum magna ut diam placerat, in venenatis est egestas. Vivamus at libero auctor, ullamcorper libero [...]
How do you best prepare for university?
Focus on exam results. Etiam consectetur odio erat, quis mattis leo vestibulum non. Fusce ex ligula, tristique quis finibus sed, placerat sed libero. Phasellus convallis, sem ac tristique interdum, purus purus vehicula quam, ut fermentum sem orci in est. Aliquam leo purus, iaculis non condimentum hendrerit, vestibulum quis tortor. Vestibulum quis viverra felis. Vestibulum elementum magna ut diam placerat, in venenatis est egestas. Vivamus at libero auctor, ullamcorper libero condimentum, [...]
Our New Semster Starts at September 2020
New students are admitted to the Benadir University once in a year. Semester is teaching period is lasting for 15 weeks excluding the examination period. Benadir University’s system of examination is based on the system of semester examination.