Admission Information

Ardayga rabo in uu ku soo biro Jaamacadda Benadir waa in uu keenaa dukuminti ka kooban.

 

1) Shahaadada dugsiga sare (Asal iyo boobi)

2) Warqada Dhalasho (Asal iyo koobi )

3) Cadeyn Asluub wanaag laga keenaayo dugsiga (Asal iyo koobi)

4) Lix sawir oo nooca baasaboorka ah, oo background kiisana cadaan yahay aan aheyn digital.

5) Codsi kulliyadda aad rabto.

6) Feel ama galka waraaqaha lagu rido.

7) Admision Exam Fee $25.

Bankiyada lacagta aad ku shubi karto.

  • Amal Bank
  • IBS BANK
  • PREMIER BANK
  • DAHABSHIL BANK

8)FG:Documents Copy ah dib looma celiyo hadusan Original ahen.

Qaabka loo galo Imtixaanka qabuulka ee kulliyadda aad dooneysid