Madaxda Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha waxa ay uhambalyeynayaa ardayda Dufcadaha 8aad qeywaheeda kala duwan ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 1aad ee 2022 – 2023 iyaga oo bogaadiyay dadaalka dheer ay ku bixiyeen in ay kaalimahaan soo galaan.
Sido kale waxuu maamulka si gaar ah ugu hambalyeynayaa Ardayga ugu sareyso dhamaan Dufcada 8aad ee Kulliyadda.