Ardayda ugu sareysa Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada ee Semester-ka 1aad ee 2021 – 2022

Benadir University > Uncategorized > University News > Ardayda ugu sareysa Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada ee Semester-ka 1aad ee 2021 – 2022

Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad ,18aad iyo 19aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 1aad ee 2021 – 2022 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahiin arday ku dayasho mudan.

Sidoo kale Maamulka waxey u hambalyeynayaan guud ahaan ardayga ugu sareeya semester-ka 1aad ee Sanad dugsiyeedka 2021 – 2022 ee dhammaan dufcooyinka.

 

 

 

Leave a Reply

five + six =