Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad iyo 18aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 2aad ee 2020 – 2021 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahin arday ku dayasho mudan.
Sidoo kale Maamulka waxey u hambalyeynayaan guud ahaan ardayga ugu sareeya semester-ka 2aad ee Sanad dugsiyeedka 2020 – 2021 ee dhammaan dufcooyinka.
I would lile to know about the top 3 students in all Batchs
Which faculty do you want to know?