News
kulan duco iyo qur’an akhris
BU2020-08-12T07:16:06+00:00Kulliydda Dhaqaalaha iyo Maamulka Ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta soo abaabushay kulan Qur'an Akhris iyo duco oo logu ducaynaayay geeridii ku timid Hormuudkii Hore Dr.Ahmed Mohamed Dahir(Ahmed Tall) iyo Ardadii ku dhimatay Qaraxii Ex Control ee Sanadkii tagay 2019 Kulankaan ayaa kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Jaamcadda Dr.Mohamed Mohamuud (Biday) Gudoomiya ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Dr.Abdirahman Hassan Omer Gudoomiya ku xigeenka Qorshaynta iyo Hormarinta Prof.Jaylani Kasim Hormudka Arimaha Ardayda Eng Raage Mohamed Adam Hormuudka Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka iyo Maamulka Kulliyadda Hogaanka Ardada kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Kulanka ayaa si wanaagsan ku soo gabagabowday.