University News

Category

News

OGEYSIIS DEEQ WAXBARASHO Kulliyadda Sharia and Law ee Jaamacadda Benadir waxa ay ogeysiineysaa bulshada soomaaliyeed ee jecel barashadda Kulliyadda shareecadda in Kulliyadda idin heyso deeq waxbarasho. Shuruudaha qofka soo dalbanay deeqda wax barasho waxaa  laga rabaa : In uu heysto shahaado dugsi sare ama shahaado machad la ga aqoonsanyahay wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare....
Read More
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed Mahamud Hassan (Biday) iyo Xiriiriyaha Dugsiga Takhasuska Mr. Ali Adan Hassan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Jaamacadda Çankırı Karatekin. Prof. Dr. Hüsseyin ODABAŞ oo ah Gudoomiye ku xigeenka ÇAKÜ (Vice Rector) ayaa la wadaagay Gudoomiyaha JB in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay maanta soo booqdaan ÇAKÜ....
Read More
Dhamaan ardayda isticmaasha System-ka Student Portal-ka ee jaamacadda Benadir waxaa la ogeysiinayaa in dib loo fasaxay Systemka-ka Student Portal-ka  oo dib uhabeen lagu waday  haddane dib loo fasaxay qof walibane waxuu ku ugali karaa Usernamekiisa iyo Passwordkiisa ee hore ugu sameeysnaa. Waxii faahfaahin laxariir Xafiiska ICT-ga. guji lifaaqa hoose http://buoms.bu.edu.so/
Read More
Gudoomiyaha Jaamacada Prof. Mohamed M ‘Biday’ oo booqasho ku joogo dalka Uganda ayaa ka qeybgalay kulan ka dhacay xafiiska gudoomiyaha Jaamcada Makerere oo ay iskugu imaadeen Gudoomiyaasha Jaamacadaha Karolinska , Makarere iyo Benadir. kulankaan oo loogga hadalayay xoojinta xiriirka mashaariicda ay isla fulinayaan sadaxada jaamacadood  iyo is dhaafsiga cilmi baarista iyo ardayda, gudoomiayaha ayaa ugu...
Read More
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed M “Biday” iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa uga qeeyb galay kulan soo dhaweeyn ah Safaarada Sweden ee Kampala-Uganda. Gudoomiyaha ayaa kulamo horudhac ah la yeeshay Gudoomiyaha Jaamacada Karolinska ee Dalka Sweden iyo Xubnaha ka socday Jaamacadda Makareere ee dalka Uganda. Gudoomiye ayaa kulamo gooni gooni ah la qaadan doono...
Read More
CASUUMAAD Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan Cudurada  ku dhaca Geella Soomaaliya. Dhamaan aqoonyahanada iyo bulshadda Soomaaliyeed waxaa lagu casuumeyaa in aad nagala soo qeybgashaan bandhiga Buugaan Si aad ugu faaideysato bandhiga quruxda badan fadlan kasoo qeybgalkaagu waa inoo muhiim Waxii faahfaahin ah kala soo xariir Telphone...
Read More
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xassan (Biday) Gudoomiye kuxigeenada Jaamacadda, dhammaan Hormuudyada Kuliyadaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda Benadir. Prof. Abdirahman Hassan Omar oo Adeerkii Hagi Muhumed Farah Wardheere Ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho. Waxaan ALLE uga baryeynaa inuu...
Read More
Maamulka Kulliyadda Shareecadda iyo Qaanuunka ee Jaamacadda Benadir  (Faculty of Sharia and Law ) waxa uu uhambalyeynayaa Ardayda ka gashay Kaalimaha Kulliyadda sanadka 2021-2022, Ardadaas  oo u kala gashay sida tan:
Read More
Maamulka Kulliyadda Culuumta Kombuyuterka iyo Teknolojiyada waxey soo bandhigayaan ardayda Dufcooyinka 16aad, 17aad ,18aad iyo 19aad ee kaalimaha hore ka galay Semester-ka 1aad ee 2021 – 2022 iyaga oo ugu tahniyadeynaya juhdiga iyo dadaalka dheeriga ah ay ku bixiyeen mudadii waxbarashada ay ku jireen waxaana leenahay waxaa tahiin arday ku dayasho mudan. Sidoo kale Maamulka...
Read More
Maamulka sare ee Jaamacadda Benaadir waxaa uu ogeysiinayaa Ardayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in Jaamacaddu ka guurtay xaruntii dhexe ee ay ku laheyd nawaaxiga Zoope (Dhabarka dambe ee Ex-Hotel Amiira) oo sanadaha badan ay ku shaqeyneysay. Jaamacadda ayaa degtay xarun cusub oo kaabiga ku heysa Kambaska Prof. Caddow ee isla Jaamacadda oo ku...
Read More
1 2 3 4 5