University News

Category

News

Arday ka kala socotay Jaamacadaha Benadir, Muqdisho iyo Ummada ayaa seminaar loogu soo gebagebeeyey Kambaska Prof ibrahim Addow ee Jaamacadda Benadir kaasoo lagu baranayey Mowduuc cinwaankiisu ahaa (Miraha Nabada iyo dib u hishiisiinta xaaladaha Dagaalada) Seminaarkan oo socday muddo shan cisho ah ayaa waxaa casharo ka bixinayey Dr. Yusuf Shiikh Omar oo ka tirsan aqoonyahanada...
Read More
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xassan (Biday) Gudoomiye kuxigeenada Jaamacadda, dhammaan Hormuudyada Kuliyadaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qoyskii ay ka baxday Marxuumad (Marian Mohamed Hirsi )oo saakay ku geeriyootay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho, ayadoo u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray rasaas ay...
Read More
Jaamacaddaha Benadir iyo dhigeeda Çankırı Karatekin Üniversitesi ee dalka Turkiga ayaa isla ogolaaday iney kala saxiixdaan heshiis isfaham oo ka kooban dhowr qodob ka dib wadahadal khadka fogaan arraga ku dhexmaray Mas’uuliyiinta labada Jaamacadood. Heshiiska ayaa waxaa saldhig u ah iskaashiga iyo wax wada qabsiga labada Jaamacadood ee dhinacyada aqoonta iyo khibradaha dhinaca Waxbarashada. Qodobada...
Read More
Waxaa maanta kafurmay hoolka Prof.Ibrahim Addow  ee jaamacadda Benadir Tababar ciwaankiisu uu yahay MIRAHA NABADA IYO DIB U HISHIISIINTA XAALADAHA DAGAALADA oo ay iska kaashanayaan Jaamacaddaha kala ah Jaamacadda Benadir , Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Mogadishu Tababarkaan ayaa waxaa  daahfuray masuuliyiin kala socday Sedexda Jaamacadood. Tababarka ayaa waxuu socon doono mudo shan maalmaad ah...
Read More
Jaamacadda Benadir iyo dhigeeda Ondokuz Mayıs Üniversitesi ee dalka (Turkey) ayaa isla gaaray Heshiis isfaham ka dib wadahadal khadka fogaan arraga (Zoom) ku dhexmaray Mas’uuliyiinta sare ee labada Jaamacadood. Wadahadalkan Waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Maxamed Max’uud Xassan (Biday) iyo dhigiisa Jaamacadda Ondokuz Mayıs ee dalka Turkiga Prof. Dr. Yavuz Ünal iyo...
Read More
Gudoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenada, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Sheikh Nur Kheyre oo ah aabaha Agaasimaha Imtixaanaadka Jaamcadda Benadir Abdulrahman Sheikh Nur Kheyre. Waxaan alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan...
Read More
Kuliyadda Culuumta Caafimaad Dufcadeeda 5ad ayaa difaacday Buugga qalinjabinta Jaamacadda. Difaacashadaas oo si heer sare ah kusoo dhamaatay ayaa waxaa kasoo qeeb galay xubnaha kala duwan ee Kuliyadda.    
Read More
Gudoomiyaha, Ku Xigeenada Gudoomiyaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacada Benadir waxee Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan ehelada, asxaabta iyo qoyskii uu kabaxay marxuum Abukar Osman Hussein (Abuukarey)  oo kamid ahaa shaqaalaha Jaamacadda Benadir. Waxaan Alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Innagana sabar iyo iimaan naga siiyo.
Read More
Guddoomiyaha Ururka Jaamacadaha Afrika (AAU) Prof. Dr. Bakri Cusmaan Saciid iyo Wafdi oo hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta jaamacadda Benaadir ee magaalada Muqdisho isaga oo kulamo la qaatay guddoomiyaha iyo kuxigeenka jaamacadda. Guddoomiye Bakri ayaa kormeeray qaar kamid ah kulliyadaha jaamcadda isaga oo u kuurgalay nidaamka waxbarasho ee jaamacadda iyo horumarrada ay muddooyinkii...
Read More
Maanta oo Talaada Taariikhduna ku beegantahay 14-9-2021 waxaa Hoolka Shirarka kambaska Prof. Ibrahim Addow lagu qabtay aqoon kororsi ciwaankiisu ahaa (Hogaaminta Hay’adeed iyo Hormarinta awooda xirfadeed) waxaana kasoo qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda Benadir. Workshoopka ayaa waxaa soo jeedinaayay Dr. Abdullahi Mohamed Elmi.  
Read More
1 2 3 4 5

Join Special Event
Accounting Open House
Get real experience in our campus
start in 16 August 2020


Click to see more