Daah Furka Ballaarinta Maktabadda Jaamacadda.

Benadir University > Uncategorized > University News > Daah Furka Ballaarinta Maktabadda Jaamacadda.

Waxaa Maanta oo Isniin ah Taariikhduna ku beegantahay 30-8-2021 dib loo furay Maktabadda Dr. Kulmiye ee ku yaala Kambaska  Dr. Shahiid ee Jaamacadda Benadir.

Maktabadaas oo ballaarin lagu sameeyay ayaa furitaabkeeda waxaa Xarigga kajaray Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Dr. Moahmed Mohamud Hassan (Dr. Bidey) iyagoo ay goob joog ka ahaayeen Xubnaha Golaha Tacliinta.

 

Leave a Reply

six + 3 =