DAAH FURKA IYO XARIG JARKA KULLIYAD CUSUB

Benadir University > Uncategorized > University News > DAAH FURKA IYO XARIG JARKA KULLIYAD CUSUB

Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir ayaa ka qeyb galay xafladda lagu daah furaayo Kulliyadda cusub ee Culuumta Badda iyo Kheyraadka, ayada oo ey kasoo qeyb galeen dhamman golaha tacliinta sare ee Jaamacadda Benadir iyo madax ka socotay Mu’asasada Jaamacadda Benadir.

Leave a Reply

14 + 12 =