Dib ufasaxid Student Portal System

Benadir University > Uncategorized > University News > Dib ufasaxid Student Portal System

Dhamaan ardayda isticmaasha System-ka Student Portal-ka ee jaamacadda Benadir waxaa la ogeysiinayaa in dib loo fasaxay Systemka-ka Student Portal-ka  oo dib uhabeen lagu waday  haddane dib loo fasaxay qof walibane waxuu ku ugali karaa Usernamekiisa iyo Passwordkiisa ee hore ugu sameeysnaa.

Waxii faahfaahin laxariir Xafiiska ICT-ga.

guji lifaaqa hoose

http://buoms.bu.edu.so/

Leave a Reply

seven + thirteen =