Difaacashada Buuga qalin jibinta ee Kulliyadda Injineeriya.

Benadir University > Uncategorized > University News > Difaacashada Buuga qalin jibinta ee Kulliyadda Injineeriya.

Ardayda kulliyadda Injineeriyada qeybaheeda kala duwan, (Civil Engineering iyo Electrical Electronic Engineering) dufcadda 13aad ee Jaamacadda Benadir ayaa maanta buugooda qalin jabinta ku difaacday hoolka xarunta Prof. Ibrahim Addow.

Difaacashada waxaa kasoo qeyb galay xubnaha sare ee kulliyadda injineeriyada.

 

Leave a Reply

seventeen − 1 =