Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Culuumta Dhulka iyo Bey’ada.

Benadir University > Uncategorized > University News > Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Culuumta Dhulka iyo Bey’ada.

Difaacashada buuga qalin jibinta dufcada 3aad ee Kulliyadda Culuumta Dhulka iyo Bey’ada ayaa maanta lagu qabtay hoolka Prof. Addow. Sido kale waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Kulliyadda, Maclimiinta Kulliyadda iyo Waalidiin.

Leave a Reply

15 − two =