Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Culuumta kombuyutarka.

Benadir University > Uncategorized > University News > Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Culuumta kombuyutarka.

Difaacashada buuga qalin jibinta dufcada 15 aad ee Kulliyadda Culuumta Kombuyutarka iyo xogta Teknolojiyada ayaa maanta lagu qabtay hoolka Prof. Addow. Sido kale waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Kulliyadda, Maclimiinta iyo waalidiinta.

Ardayda ayaa soo bandhigay mashaariic baahi badan ay uqabto bulshada Soomaaliyeed ayaga oo siqurux badan ku difaacday mashaariicdooda iyo buugga qalin jibinta.

 

 

Leave a Reply

five − 4 =