Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka.

Maanta oo Khamiis ah Taariikhduna ku beegantahay 02/09/2021 waxaa hoolka Prof. Ibrahim Addow ee Jaamacadda Benaadir ku difaacday buugaagta qalinjebinta dufcada 8aad ee Kulliyadda Shareecada iyo Qaanunka, waxaana daah furay barnamijka hormuudka Kulliyadda ahna gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee Jaamacadda Benadir, sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay madaxda iyo macalimiinta Kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

four × three =