Difaacashada buugga qalin jibinta Kulliyadda Xannaanada xoolaha.

Dufcada  8aad ee Kulliyadda Xannaanada xoolaha ayaa maanta difaacday Buuga Qalinjabinta.

Difaacashada buugga ayaa waxey kadhacday hoolka weyn ee kambaska Prof. Ibrahim Addow sido kale waxaa kasoo qeyb galeen Maamulka Jaamacadda iyo Maamulka kulliyadda xanaanada xoolaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

19 − 14 =