E-Learning Registration Form

Ogeysiis Muhiim ah

Jaamacadda Benadir waxa ay Ogeysiineysaa bulshada soomaaliyeed in ay ku soo kordhisay  waxbarasho online ah Kuliyadaha kala ah :

  • Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka (Faculty of Sharia & Law).
  • kuliyadda wax barashada (Faculty of Education).

Shuruudaha laga rabo Ardayga waa:

  • Shahaado dugsiga sare ama shahaado  machad sharci ah oo la aqoonsanyahay  .
  • Warqadda dhalashada.
  • Asluub wanaag laga keenaayo dugsiga ama machadka.
  • Sawir nooca baasaboorka oo backgronkiisu cadaan yahay.
  • Kushub $ 25 dolar kontada Mu,asasada Benadir ( Admissions Exam fee).
  • Riix linkgaan si aad isaga diiwaan geliso kuliyadda aad rabto

 

  • Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka (Faculty of Sharia & Law) kala xiriir + 252615982061 ama 252615839898.
  • kuliyadda waxbarashada (Faculty of Education) kala xiriir + 252619279555 ama 252615668295.

 

 

MAHADSANIDIIN

si aad isku diiwaan geliso click ku dheh Button-ka hoose oo ay ku qoran tahay Apply Now

Apply Now