
- This event has passed.

Waxaa xarunta Prof. Caddow ee Jaamacadda Benadir lagu qabanayaa seminar cinwaankiisu yahay ROLE OF RICE IN FOOD AND INCOME SECURITY IN SOMALIA (DOORKA BARIISKA EE SUGNAANTA CUNTADA IYO DAKHLIGA SOOMAALIYA.
Seminarka waxaa qaban doona Prof. Maxamed Cali Sh. Cabdi agaasimaha Machadka Asal ee Beeraha maalinta Khamiista 17/03/2022 saacaddu markey tahay 08:30 AM.
Ka soo qeyb galku qof waliba wuu u furan yahay insha-Allah.