
- This event has passed.

CASUUMAAD
Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan Cudurada Dullinka ee kudhaca xoolaha maalinta khamiista taariikhduna ku asteesantahay 2-6-2022.
Dhamaan aqoonyahanada iyo bulshadda Soomaaliyeed waxaa lagu casuumeyaa in aad nagala soo qeybgashaan bandhiga Buugaan
Si aad ugu faaideysato bandhiga quruxda badan fadlan kasoo qeybgalkaagu waa inoo muhiim
Waxii faahfaahin ah kala soo xariir Telphone Number:0615306580