Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Benadir waxa ey idiin diyaarisay siminar ku saabsan

December 14, 2021 @ 8:30 am - 10:30 am
Loading Events
  • This event has passed.

Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Benadir waxa ey idiin diyaarisay siminar ku saabsan “Sidee loogu dabaqi karaa cilmiga istaatistika iyo qorsheynta nolosheena”.

waxaane soo jeedin Mr.Mohamed Nimcale oo Madaxa iyo  aasaasaha  shirkadda Mogadishu Data Analaysis Center

Maalinta Talaadada 14-12-2021 Saacaduna ay ku beegantahay 8:30 AM Subaxnimo

Campus-ka Prof. Ibrahim Addow

Details

Date:
December 14, 2021
Time:
8:30 am - 10:30 am
Event Category:

Venue

Prof. Addow Campus
Mogadishu, Somalia + Google Map