Gudiga maamulka Jaamacadda Benaadir oo Maanta Kulan ku yeeshay xarunta Jaamacada Benadir ee Zobe. Kulanka waxaa Shir gudoominaayey Rector ka Jamacadda Benadir Professor Dr. Mohamed Mohamud Bidey. waxaana kasoo qeeb galay Dhamaan xubnaha Gudiga Maamulka Jaammacadda Benadir.