Gudoomiyaha Jaamacada Prof. Mohamed M ‘Biday’ oo booqasho ku joogo dalka Uganda ayaa ka qeybgalay kulan ka dhacay xafiiska gudoomiyaha Jaamcada Makerere oo ay iskugu imaadeen Gudoomiyaasha Jaamacadaha Karolinska , Makarere iyo Benadir.
kulankaan oo loogga hadalayay xoojinta xiriirka mashaariicda ay isla fulinayaan sadaxada jaamacadood iyo is dhaafsiga cilmi baarista iyo ardayda,
gudoomiayaha ayaa ugu dambeyn soo dhex qaaday jaamacada Makarere taas oo ka socoto qaban qaabadada 100 sano guurada aasaaska Jaamacadda Makarere.