Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed M “Biday” iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa uga qeeyb galay kulan soo dhaweeyn ah Safaarada Sweden ee Kampala-Uganda.

Benadir University > Uncategorized > University News > Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed M “Biday” iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa uga qeeyb galay kulan soo dhaweeyn ah Safaarada Sweden ee Kampala-Uganda.
Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Mohamed M “Biday” iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa uga qeeyb galay kulan soo dhaweeyn ah Safaarada Sweden ee Kampala-Uganda.
Gudoomiyaha ayaa kulamo horudhac ah la yeeshay Gudoomiyaha Jaamacada Karolinska ee Dalka Sweden iyo Xubnaha ka socday Jaamacadda Makareere ee dalka Uganda.
Gudoomiye ayaa kulamo gooni gooni ah la qaadan doono inta uu joogo dalka Uganda madaxda sar sare ee Jaamacadaha Makarere iyo Karolinska.

Leave a Reply

three × four =