INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN!

Benadir University > Uncategorized > University News > INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN!

Gudoomiyaha Jaamacadda Benadir Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Xassan (Biday) Gudoomiye kuxigeenada Jaamacadda, dhammaan Hormuudyada Kuliyadaha, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Jaamacadda Benadir.

Prof. Abdirahman Hassan Omar oo Adeerkii Hagi Muhumed Farah Wardheere Ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho.

Waxaan ALLE uga baryeynaa inuu Janadii Fardowsa aheyd ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.

INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN!

Leave a Reply

11 − 5 =