Inna Lillahi wa inna ilayhi raji’un

Benadir University > Uncategorized > University News > Inna Lillahi wa inna ilayhi raji’un

Gudoomiyaha, Gudoomiye ku xigeenada, Maamulka, Macalimiinta, Shaqaalaha iyo Ardayda Jaamacadda Benadir, waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelada iyo qoyskii uu ka baxay marxuum Sheikh Nur Kheyre oo ah aabaha Agaasimaha Imtixaanaadka Jaamcadda Benadir Abdulrahman Sheikh Nur Kheyre.
Waxaan alle uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan alle siiyo.

Leave a Reply

18 − 17 =