Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan ….

Benadir University > Uncategorized > University News > Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan ….

CASUUMAAD

Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir waxa ay qabaneysaa bandhig Buug oo ku saabsan Cudurada  ku dhaca Geella Soomaaliya.

Dhamaan aqoonyahanada iyo bulshadda Soomaaliyeed waxaa lagu casuumeyaa in aad nagala soo qeybgashaan bandhiga Buugaan

Si aad ugu faaideysato bandhiga quruxda badan fadlan kasoo qeybgalkaagu waa inoo muhiim

Waxii faahfaahin ah kala soo xariir Telphone Number:0615306580

Leave a Reply

18 − one =