Maamulka sare ee Jaamacadda Benaadir waxaa uu ogeysiinayaa Ardayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in …

Benadir University > Uncategorized > University News > Maamulka sare ee Jaamacadda Benaadir waxaa uu ogeysiinayaa Ardayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in …

Maamulka sare ee Jaamacadda Benaadir waxaa uu ogeysiinayaa Ardayda, Macalimiinta, Waalidiinta iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed in Jaamacaddu ka guurtay xaruntii dhexe ee ay ku laheyd nawaaxiga Zoope (Dhabarka dambe ee Ex-Hotel Amiira) oo sanadaha badan ay ku shaqeyneysay.

Jaamacadda ayaa degtay xarun cusub oo kaabiga ku heysa Kambaska Prof. Caddow ee isla Jaamacadda oo ku yaalla degmada Hodan, gaar ahaan dhamaadka Laami-yaraha ka leexda Isbitaalka Shaafi, iyadoo labada xarumood ee Jaamacada ay u dhexeyso wax ka yar 100 talaabo oo kaliya.

Haddaba Maamulka Jaamacadda Benadir ayaa dhamaman shacabka Soomaaliyeed ku Wargelinaya iney sidaas ula socdaan, wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir telefanadan:- +252-1-858995/ 857536/ 857537

Leave a Reply

19 + 16 =