Maanta oo Talaada Taariikhduna ku beegantahay 14-9-2021 waxaa Hoolka kambaska Prof. Ibrahim Addow lagu qabtay workshoop.

Maanta oo Talaada Taariikhduna ku beegantahay 14-9-2021 waxaa Hoolka Shirarka kambaska Prof. Ibrahim Addow lagu qabtay aqoon kororsi ciwaankiisu ahaa (Hogaaminta Hay’adeed iyo Hormarinta awooda xirfadeed) waxaana kasoo qeyb galay Maamulka sare ee Jaamacadda Benadir. Workshoopka ayaa waxaa soo jeedinaayay Dr. Abdullahi Mohamed Elmi.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

nine − 4 =