Sagootinta ardayda dufcadda 5aad ee qeybta Procurement & logistics.

Benadir University > Uncategorized > University News > Sagootinta ardayda dufcadda 5aad ee qeybta Procurement & logistics.

Ardayda Dufcada 5aad ee Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics ayaa Xaflad Sagootin ah usameyeen Maamulka iyo Maclimiinta  Kulliyadda.

Halkaas oo ay ku gudoonsiyeen Shahaado Sharaf Maamulka Kulliyadda iyo Maclimiinta.

Maamulka iyo Maclimiinta ayaa dardaaran iyo Dhiira gilin usoo jeediyay ardayda Sanadkaan ka qalin jibisay Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha qeebta Procurement & logistics.

Leave a Reply

4 × 3 =