Event

Tag

Senior Lecture Mr. Ahmed Abdulkadir Ahmed
Read More
Kuliyada Maamulka iyo Dhaqaalaha Jaamacada Benadir  waxa ay qaban doontaa Quran akhris Maalinta Arbacda ah 01/09/2021 04:00PM Galabnimo .Goobtu waa Barxada  Xarunta Prof Adow Waxaa ka soo qayb galidoona Ardayda iyo Maamulka Jaamacada. Ujeedka  Quran Akhriskan waa Sanadka  Dugsiyeedka Ku Bilaabana Khayr iyo Wanaag  iyo Inaan Duca Wadareed Ducaysano.
Read More
Kuliyada Maamulka iyo  Dhaqaalaha waxa ay Qabanaysaa Kulan  looga hadlidoona Arimaha Kuliyada  oo ay ku kulmidoonaan Macalimiinta Kuliyada Maalinta Talaadada 31/08/2021  09:00 AM Subaxnimo Goobtu waa xarunta Prof. Adow. Si loo xoojiya  Xiriirka Maamulka iyo Macalimiinta ,  kor u qaadida Tayada   Ardayda iyo Waxbarida.
Read More
Kuliyada Maamulka iyo Dhaqaalaha Jaamacada Benadir waxa ay Qabanaysaa Galabta Jimcaha ah 27/08/2021 03:40-05:30  Akhris Wadareed  Buug Hori Ardayda  La siiyay in ay soo akhriyaan  oo Galabtaa Laga doodi doona Nuxurka Buuga iyo Waxii laga faaiday. Goobtu waa Barxada  Xarunta Prof Adow Ujeedka Akhris wadareedka waa in kor loo qaada Dhaqanka  Akhriska Ardayda Dhexdeeda. Akhrinta...
Read More
1 2

Join Special Event
Accounting Open House
Get real experience in our campus
start in 16 August 2020


Click to see more