Waxaa maanta kafurmay hoolka Prof.Ibrahim Addow ee jaamacadda Benadir Tababar ciwaankiisu uu yahay MIRAHA NABADA IYO DIB U HISHIISIINTA XAALADAHA DAGAALADA oo ay iska kaashanayaan Jaamacaddaha kala ah Jaamacadda Benadir , Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Mogadishu Tababarkaan ayaa waxaa daahfuray masuuliyiin kala socday Sedexda Jaamacadood.
Tababarka ayaa waxuu socon doono mudo shan maalmaad ah oo ayna ka faaideysan doonaan Arday laga soo xulay sedexda jaamacadood ee tababarkaan soo agaasintay waxaan soo jeedin doon Dr. Yusuf Sheikh Omar