Waxaan lagu qabtay Hoolka Prof. Addow Kambas ee Jaamacadda Benadir seminaar ay iska kaashadeen qeybta daraasaadka sare ee Jaamacada Benadir iyo Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle,

Benadir University > Uncategorized > University News > Waxaan lagu qabtay Hoolka Prof. Addow Kambas ee Jaamacadda Benadir seminaar ay iska kaashadeen qeybta daraasaadka sare ee Jaamacada Benadir iyo Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle,

Waxaan lagu qabtay Hoolka Prof. Addow Kambas ee Jaamacadda Benadir seminaar ay iska kaashadeen qeybta daraasaadka sare ee Jaamacada Benadir iyo Isbitaalka taqasusiga ah ee Dufle, kaasoo ku saabsanaa cudurka Soomaalidu taqaano Laabjeexa, (Gastroesophageal Reflux Disease -GERD), waxaana ka faa’iideystay qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Kuliyadda Caafimaadka Jaamacadda Benadir.

Laabjeexa waa cudur ka dhasha cuntada caloosha gasha oo dib u soo butaacda, waa holac ku dhaca laabta illaa kor, wuxuuna xiriir la leeyahay cudurka kale ee Gaastiriiga. waxaa kaliya ee looga hortegi karaa in la qaato talooyinka dhaqaatiirta, la iskana ilaaliyo waxyaabaha sababi kara.

Leave a Reply

three × five =